Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Wasiirka Waxbarashada JSL Oo Ka Waramay Hor-u-marka Wasaaraddiisu Gaadhay 2008.       Maxaad Kala Socotaa Pulhanka Pugland?!       ILAAHAY KAMA DHIGO E HADDII MAAMUL KALE YIMAADO DIB UDHAC BAY KU TAHAY S/LAND       Laba ( 2) Sarkaal Oo Si Gaadmo Ah Lagu Dilay Degmada Widhwidh/JSL.       Madaxweyne-ku-xigeenka JSL Oo Ku Baaqay In La Soo Wada Fuulo Tareenka JSL.       Ethiopia begins withdrawal from Somalia       Bush Says \'One-Way Cease-Fire\' in Gaza Will Not Work       A Self-reliant Nation without International Recognition       Maalin Taariikhi Ah : Diiwaangelinta Codbixiyaasha G/Sool JSL.      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M

Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
N
Nugaal
O

Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
Radiohargeysa
RadioSomaliland
Ra''yi press
radiohargeysalive
radiohargeysa24
radiohargeysa
Realpuntlander
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supperhero. Sir Omar Al-Hagi


Heesaha Hirgalay

Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.

madaxweynaha jsl iyo gudoomiyayaasha xisbiyada qaran oo hal goob iska diwaangali

madaxweynaha jsl iyo gudoomiyayaasha xisbiyada qaran oo hal goob iska diwaangali

News


 Isla saaka ayaa Madaxweynaha, Marwada Koowaad Jumhuuriyadda Somaliland iyo Madaxda Xisbiyada siiba hogaamiyayaasha labada xisbi ee KULMIYE iyo UCID ayaa waxa ay si habsami leh isaga diwaan galiyeen Xarunta Hay'ada Shaqaalaha Hargaysa. 






Waxa Saaka 6'dii subaxnimo ka bilaabmatay dhamaan degmooyinka uu ka kooban yahay Gobolka Maroodijeex ee Hargaysa diiwaangelintii 337, goobood oo gobolka ah maroodi jeex ee Hargaysa. Hadaba mar aanu saaka 6.30 subaxnimo soo maray dhawr gobood oo loogu talo galay in laga qaato Kaadhka ayaan waxaan ku soo maray dad aad u tiro badan oo kuyuu ku jira waxaan is idhi dadkaasi waxay yimaadeen aroornimadii hore si ay goor hore u qaataan kaadhka dadka ayaa safaf aad u dhaadheer u galay subaxii hore si ay isu diwaan galiyaan, abaaro 2 duhurnimo ayaanu hadana mar kale soo marnay dhamaan goobahii la iska diwaan galinaayay, iyada oo wali ay dadweynahii sidii u dhoobanyihiin laymankii dhaadheeraa inkasta oo ay shaqaalahu si xawli leh u wadeen hawshooda hadan waxa badnaa dadka oo iska soo laba dhacaayay, gobolkana waxa uu noqon doona isla markaasna uu yahay gobolka ugu dadka badan gobolada Somaliland.

Isla saaka ayaa madaxweynaha iyo marwada koowaad ee Somaliland iyo madaxda xisbiyada siiba hogaamiyayaasha labada xisbi ee Kulmiye iyo UCID ayaa waxa ay si habsami leh isga diwaan galiyeen xarunta hay'ada shaqaalaha ee caasimada halkaasi oo ay ka qaateen kaadhahdhkii diwaan galinta oo lehaa sawiradooda oo ay ku qornaayeen magacyadoodu, madaxda qaranka ayaa si niyad ku jirto maanta u soo dhaweeyay diwaan galintani, kuna booriyeen in la is diwaan galiyo

Dhawr goobood oo ka baxsan caasimada oo aanu booqanay iyo qaar anu kula xidhiidhna khadka mobil-ka ayaa iyana ay si fiican ay uga socotay diwaan galintu hase ahaatee waxa jira goobo gaabis ah ii ayna si fiican u shaqaynaynin shaqaalah diwaan galintu iyaga oo maanta uu dib u dhacbalaadhani ku yimid 10, goobood oo ka mid ah magaalada Hargaysa, 

Dhanka kelana dhamaan gobolka Hargaysa ayaa la sugay amaankiisa iyada oo goobaha lagu arkaayay ciidamo boolis ah oo aad u tiro badan kuna gaashaaman qalabkooda kala duwan, sidoo kale waxa dadka dhex yaacaaya ciidamda sirdoonka oo aad loogu sii daayay goobaha ay diwaan galintu ka socoto kuwaasi oo la shaqaynaaya ciidamda booliska, ilaa hadana ma jirto wax rabshad ah oo dhacday ama laga soo sheegay goobaha diwaan galinta oo saaka subaxdii hore bilaabmatay waxa ay socon doontaa ilaa caawa Sideeda fiidnimo iyada oo socon doonta mudo Lix cisho ah

Dadweynaha gobolka Hargaysa siiba caasimada ayaa si geesinimo leh isu diwan galinaaya, iyaga oo cadawgooda tusaaya in ayna cidna is hortaagi karin qadiyadooda iyo jiritaankooda, taasi oo dadkii soo maleegay qaraxyadii dhawan ka dhacay magaalda Hargaysa ay uga gon lahaayeen in ay carqaladeeyaan diwaan galinta ka hirgalaysa Somaliland, taasi oo ay ka masuul ahaayeen ururka Al- Shaydaan (Al-Shabaab)- ee uu ku qadhaabto ururka Al-Qaaciida.

Kuwaasi oo xukumada iyo shicibka Somaliland ay aad uga taxadiridoonaan kana hor tagi doonaan waxii hada ka danbeeya oo il gaar ah lagu fiirin doono gacan bir ahana lagu qaban doono, wasiirka arimaha gudaha ee Somaliland ayaa isna maanta shaaca ka qaaday in nebedgalyada iyo sugida amaanku uu aad u wanaagsanyahay isla markaasna uu aad ugu kalsoonyahay arintani in ay si wanaagsan oo nabad leh u dhamaan doonto.


Source Qarannews


Posted on Monday, December 01 @ 22:11:07 EST by admin



madaxweynaha jsl iyo gudoomiyayaasha xisbiyada qaran oo hal goob iska diwaangali - madaxweynaha jsl iyo gudoomiyayaasha xisbiyada qaran oo hal goob iska diwaangali
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.