Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Wasiirka Waxbarashada JSL Oo Ka Waramay Hor-u-marka Wasaaraddiisu Gaadhay 2008.       Maxaad Kala Socotaa Pulhanka Pugland?!       ILAAHAY KAMA DHIGO E HADDII MAAMUL KALE YIMAADO DIB UDHAC BAY KU TAHAY S/LAND       Laba ( 2) Sarkaal Oo Si Gaadmo Ah Lagu Dilay Degmada Widhwidh/JSL.       Madaxweyne-ku-xigeenka JSL Oo Ku Baaqay In La Soo Wada Fuulo Tareenka JSL.       Ethiopia begins withdrawal from Somalia       Bush Says \'One-Way Cease-Fire\' in Gaza Will Not Work       A Self-reliant Nation without International Recognition       Maalin Taariikhi Ah : Diiwaangelinta Codbixiyaasha G/Sool JSL.      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M

Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
N
Nugaal
O

Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
Radiohargeysa
RadioSomaliland
Ra''yi press
radiohargeysalive
radiohargeysa24
radiohargeysa
Realpuntlander
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supperhero. Sir Omar Al-Hagi


Heesaha Hirgalay

Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.

mj. axmed siilaanyo oo jsl ugu baaqay in ay argagixisada kaga arrgutaan diiwaang

mj. axmed siilaanyo oo jsl ugu baaqay in ay argagixisada kaga arrgutaan diiwaang

News


 Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Md. Mj. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa ugu baaqay guud ahaan shacbiga Reer Somaliland inay kaga jawaabaan dagaalkii argagixisadu ku soo qaaday iyaga oo si buuxda uga qayb qaata diiwaangelinta codbixiyayaasha iyo doorashooyinka oo guulaysata.





Md. Mj. Axmed Siilaanyo Oo JSL Ugu Baaqay In Ay Argagixisada Kaga Arrgutaan Diiwaangelinta iyo doorashooyinka oo sidii la rabay u hirgala.

Md. Axmed Siilaanyo oo xalay u waramayey telefishanka madaxabannaan ee SLCS, haddaba wargeyska Jamhuuriya ayaa si qoraal idinku soo gudbinay. waxa uu tilmaamay in diiwaangelintu ka mid tahay waxyaabaha fududaynaya in Somaliland aqoonsi ka hesho bulshada caalamka oo caddaynayso qaranimada, dawladnimada iyo madaxbannaanida Somaliland.

“Diiwaangelintu waxay caddaynaysaa qaranimadeena, dawladnimadeena iyo madaxbannaanideeda, waxaynu u halgamaynay oo aynu doonaynaa in aynu caalamka ka dhaadhicino in aynu nahay dawlad iyo dal madaxbannaan oo u qalma ictiraafka aynu caalamka ka raadinayno, taasina waxay ku imanaysa innaga oo ismuujina in aynu tiro iyo tayo leenahay oo aynu diyaar u nahay in aynu xoojino dimuqraadiyadeena iyo wasajirkeena,” ayuu yidhi Md. Axmed Siilaanyo.

Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE waxa uu sharraxaad ka bixiyey ujeedadii laga lahaa weeraradii ismiidaaminta ahaa argagixisadu 29-kii bishii October la beegsatay saddex goobood oo muhiim ah oo ku yaala magaalada Hargeysa, isaga oo shacbigana u soo jeediyey inay ujeedadaas ka jawaabaan.

Isaga oo arrimahaa ka hadlayey wuxuu yidhi; “Waynu ognahay in duulaan la innagu soo qaaday, waxa la doonayey inuu innaga dumo dariiqa dimuqraadiyaddu, waxa la doonayey in nabadgelyadeenu inaga burburto oo doorashooyinka la innaga joojiyo.

Haddaba inaga dadweynaha reer Somaliland-now jawaabteenu maxay noqonaysaa? Waxay noqonaysaa in aynu intaas oo dhan beenino oo aynu muujino in aan doorashooyinkeenii isbedelin ee ay sidoodii u dhacayaan oo aynu diiwaangelintii diyaar u nahay shacbi, dawladda iyo xisbiyaba. Markaa maanta waxaynu joognaa xilligii aynu dagaalkaa wadageli lahayn oo aynu is muujin lahayn, sidaa daraadeed qof walowba meel kasta oo aad joogto waxaannu idinka codsanaynaa in aad xilweyn iska saarto si aad isku diiwaangeliso, waxay muujinaysaa xaqaagii iyo waajibkaagii qaranku kugu lahaa oo aad gudatay.”


Source: Jamhuuriya


Posted on Monday, December 01 @ 15:46:18 EST by admin



mj. axmed siilaanyo oo jsl ugu baaqay in ay argagixisada kaga arrgutaan diiwaang - mj. axmed siilaanyo oo jsl ugu baaqay in ay argagixisada kaga arrgutaan diiwaang
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.