Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Wasiirka Waxbarashada JSL Oo Ka Waramay Hor-u-marka Wasaaraddiisu Gaadhay 2008.       Maxaad Kala Socotaa Pulhanka Pugland?!       ILAAHAY KAMA DHIGO E HADDII MAAMUL KALE YIMAADO DIB UDHAC BAY KU TAHAY S/LAND       Laba ( 2) Sarkaal Oo Si Gaadmo Ah Lagu Dilay Degmada Widhwidh/JSL.       Madaxweyne-ku-xigeenka JSL Oo Ku Baaqay In La Soo Wada Fuulo Tareenka JSL.       Ethiopia begins withdrawal from Somalia       Bush Says \'One-Way Cease-Fire\' in Gaza Will Not Work       A Self-reliant Nation without International Recognition       Maalin Taariikhi Ah : Diiwaangelinta Codbixiyaasha G/Sool JSL.      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M

Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
N
Nugaal
O

Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
Radiohargeysa
RadioSomaliland
Ra''yi press
radiohargeysalive
radiohargeysa24
radiohargeysa
Realpuntlander
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supperhero. Sir Omar Al-Hagi


Heesaha Hirgalay

Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.

markabkii yemen oo aan la sii dayn. qaxoontiga somalida/yemen iyo mudahaaraad.

markabkii yemen oo aan la sii dayn. qaxoontiga somalida/yemen iyo mudahaaraad.

News


 
Madaxweynaha Yemen ayaa arrintaas si weyn uga cadhaysan. Waxaanu farta ku fiiqay abaal la'aanta Somalida. Waxaana shaaraca Yemen laga dareemayaa cabsi xoog leh oo la soo gudboonaatay qaxoontiga faraha badan ee halkaas ku sugnaa muddo ku siman rubuc qarni.





Safka-hore. 01-12.2008. Sida ay sheegayaan Sxb-da Safka-hore ee ku sugan Magaalooyinka Mukulla/Yemen iyo Bossaso/Pugland/Somalia. Ayaa waxa weli socota waanwaan laga gaadho in la sii daayo Markabka ganacsiga ee laga leeyahay dalka Yemen ee lagu afduubtay xeebaha Pugland/Somalia.

Koox ay dirtay Safaaradda Somalia Yemen oo ku sugan Magaalada Mukulla/Yemen oo ah deked ay si weyn uga ganacsadaan ganacsatada Pugland oo halkaas ka waday waanwaan laga helo Budh-Cad Badeeda Pugland in ay sii dayso Markabka Yemen ayaan weli gaadhin guul ku saabsan sii daynta Markabka shuruud la'aan..

Madaxweynaha Yemen ayaa arrintaas si weyn uga cadhaysan. Waxaanu farta ku fiiqay abaal la'aanta Somalia. Waxaana shaaraca Yemen laga dareemayaa cabsi xoog leh oo la soo gudboonaatay qaxoontiga faraha badan ee halkaas ku sugnaa muddo ku siman rubuc qarni ( 25 sanadood ) oo si weyn u degay dalka uguna badhaadhay nolosha dhinaca nabadgelyada, waxbarashada iyo ganacsiga nolosha caadiga ah.

Wararku waxa ay intaas ku darayaan in Qaxoontiga Somaliyeed oo iyaguna dhinacooda ka cadhaysan arrimaha lagula kacay Markabka Yemen oo isbedel xasilooni darro ah ku keenay nolosha kumannan qaxoonti ah Somaliyeed ay si weyn isugu diyaarinayaan mudaaharaad ay kala hortagaan Qabqable Cabdillaahi Yusuf - Yey oo la sheegay in uu socdaal ku imaanayo Yemen. Socdaalkaas oo lagu waday in uu dhexdhexaadin ka galao Madaxweynaha Yemen Marshaal Cali Cabdallah Saalax furiinka uu furay Madaxweynah Ethiopia Meles Zenawi xidhiidhkii Qabqable Cabdillaahi Yusuf.

Dhinaca kale Madaxda Safaaradda JSL ay ku leedahay J. Yemen ayaa iyagu iska baraxay in aanay arrintaas wax shuqul ah ku lahayn iyaga iyo dadkoodo toona. Waxna anay ka dhaxayn Budhcad-Badeeda Markabka afduubtay oo iyaga la yidhaahdo Jumhuuriyadda Somaliland, Madaxweynahoodu yahay Md. Daahir Rayaale Kaahin oo ay yihiin xukuumad ka madax bannaan Pugland iyo Somalia.
 
Safka-hore.com

Posted on Monday, December 01 @ 01:35:42 EST by admin



markabkii yemen oo aan la sii dayn. qaxoontiga somalida/yemen iyo mudahaaraad. - markabkii yemen oo aan la sii dayn. qaxoontiga somalida/yemen iyo mudahaaraad.
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.