Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Madaxweynaha JSL Iyo Gudoomiyayaasha Xisbiyada Qaran Oo Hal Goob Iska Diwaangali       Obama announces his security team, with Clinton as secretary of state.       Mj. Axmed Siilaanyo Oo JSL Ugu Baaqay In Ay Argagixisada Kaga Arrgutaan Diiwaang       Gobolka Maroodi-Jeex Oo Saaka Si Rasmi Ah Loogu Dareeray Diiwaangelinta Codbixiy       Somali pirates to free Yemen cargo ship       Markabkii Yemen Oo Aan La Sii Dayn. Qaxoontiga Somalida/Yemen Iyo Mudahaaraad.       Madaxweynaha JSL Oo Ku Qabtay Shir-Jaraa'id Xarunta Madaxtooyada.       Argagixisadii 29/10 Waxay Xasuusisay JSL Duqayntii Hargeysa 1988kii. Qyb. 2aad.       Faallo mal leh...No Comment... Keine Kommentar... No Coment...Biduun tacliiq...P      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M

Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
N
Nugaal
O

Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
Radiohargeysa
RadioSomaliland
Ra''yi press
radiohargeysalive
radiohargeysa24
radiohargeysa
Realpuntlander
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supperhero. Sir Omar Al-Hagi


Heesaha Hirgalay

Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.

booliska burco oo qabtay dollor xaddi badan oo faalso ah.

booliska burco oo qabtay dollor xaddi badan oo faalso ah.

News


 Taliyahu waxaa uu xusay inay gacanta ku dhigeen shakhsiga lacagtan soo geliyey Magaalada Burco oo la yidhaahdo Maxamed Cali  Jacdi oo u dhashay Magaalada Gaalkacayo ee Puntland, ninkaasi oo sida uu sheegay qorshahiisu ahaa inuu kaga bedesho suuqyada JSL badeecado.




Ciidanka Booliska Burco ayaa habeenkii xalay gacanta ku dhigay lacag faalso ah Dollorka Maraykanka, taasi oo lagu kala iibsaday suuqyada ganacsiga ee Magaalada Burco.

Lacagtan Faalsada ah oo ahayd tii ugu xaddi badnayd ee ay qabtaan Ciidamada Boolisku, taas oo gaadhaysa illaa $ 7,628 Dollor, oo isugu jirta noodhadhka $100 iyo Halka Dollor. Waxay maanta si weyn uga nixisay suuqyada lacagta Burco, taasi oo lagu qabtay Ganacsade isku sheege u dhashay Puntland.

Taliyaha Qaybta Booliska Burco Axmed Maxamed Guutaale oo maanta warbaahinta uga waramayey lacagtan ayaa waxaa uu cadeeyey in lacagtan lagu ogaaday kadib markii dadkii sitay ay u dhiibeen dilaalinta gelisay Suuqyada Sarifka, si ay ugu iibsadaan Badeecado, taasina ay ku ogaadeen Ciidamada Booliska.

Taliyahu waxaa uu xusay inay gacanta ku dhigeen shakhsiga lacagtan soo geliyey Magaalada Burco oo la yidhaahdo Maxamed Cali  Jacdi oo u dhashay Magaalada Gaalkacayo ee Puntland, ninkaasi oo sida uu sheegay qorshahiisu ahaa inuu kaga bedesho suuqyada Somaliland badeecado. Isla markaana ay ninkaasi socoto baadhistiisu, lacagtaasina loo gudbiyay Baanka Burco.

Maamulaha Baanka Burco Cumar Cabdi Axmed oo aan kale xidhiidhay sifaha lacagtaasi ayaa waxaa uu cadeeyey inay lacagtani tahay middi ugu khatarta badnayd ee la soo geliyo suuqyada Burco.

Maamulaha Baanka waxaa uu xusay in Astaamaha Lacagtan ay ugu muhiimsan tahay Xasowda Caanka ah ee lacagta oo ay ka maqnayd iyo weliba adayga dheeraadka ah oo ay kaga duwan tahay lacagta caadiga ah, waxa uu warkiisa ku sheegay maamuluhu in shayga kaliya ee lagu ogaan karaa ay tahay Makiinadaha hubinta cidii haysta.

“Waa lacagtii ugu dhoweyd ee lagu khaldami karo, Waayo? Waa lacag cusub oo loo ekeysiiyey lacagta Dollorka Maraykanka”! Ayuu yidhi maamuluhu.

Maamulaha waxaa uu ugu baaqay Sariflayaasha iyo Xawaaladaha inay muujiyaan feejignaan dheeraad ah , kaasi oo xusay inay la xidhiidheen xarumaha ugu muhimsan ee sarifka Magaalada Burco oo iyaguna sheegay in ay hadda hayaan lacagtan oo ku tilmaamay mid naxdin ku ah Suuqyada Somaliland. Kuwaasi oo ugu baaqay in Baanka Somaliland ay qaadaan talaabo adag.


Todobaadkan gudihiisa ayaa calaamadaha lacagtan foorjariga ah lagu arkayey Magaalooyinka Boosaaso iyo Kaalkacayo ee Puntland.


Weriye, Ibraahim Yusuf Warsame

Ilka Case, Burco
Email: xagaa67@hotmail.com
Safka-hore.com

Posted on Monday, August 18 @ 18:02:20 DAVT by admin



booliska burco oo qabtay dollor xaddi badan oo faalso ah. - booliska burco oo qabtay dollor xaddi badan oo faalso ah.
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Qarxiye
Subject : Re : booliska burco oo qabtay dollor xaddi badan oo faalso ah.
Date : 2008-08-18
Xoolo badan oo ay ummadda Somaliland leedahay ayaa sidaas lagu dhacay oo ku maqan Reer Pugland. Tani ma aha tii ugu horeysay ee la qabto. Waxa jirta in lacagta Giimbaarta ah loo soo samaysaty in xoolaha ummadda lagu dhaco. Taas oo socotay muddo dheer oo aan la dareemin demanaanta dadkeena oo goor walba kala daadsan iyada oo ay jirto in si walba loogu fekerayo oo dabino loo dhigayo sidii afka loogu rogi lahaa Somaliland. Dhaqaala-xumaanta ku soo korodhay Somaliland waa sabab ka mid lacagta faalsada ah ee lagu gurto hantidii dalka iyo dadka xoolihiisa.

Sidaas darteed waxa loo soo jeedinayaa ciidamada sharafta leh iyo taliska Somaliland gaar ahaan Gobolada Bari ee Dalka in labada gacmood la jaro meel fagaare ah dembiilayaasha lagu qabto tuugada xoolaha dadweynaha ku guranaya lacagta faalsada ah. Isla markaasna waxa loo soo jeedinayaa xukuumadda Somaliland in ay si degdeg ah loo keeno Gobolada Bariga lacagta Somaliland. Haddii kale bustihiinu waa debedda.

Qarxiye


[ Reply ]



Name : Mr. Halgame
Subject : Re : booliska burco oo qabtay dollor xaddi badan oo faalso ah.
Date : 2008-08-18
Mareegtan hoose koobi gareyso oo ka akhriso warkii maanta ee cinwaankiisu yahay, "Ethiopians withdrawing from Mogadishu" gaar ahaan qaybta ka khuseysa Somaliland:

http://www.presstv.com/Detail.aspx?id=66854§ionid=351020501

Ka dib, markaad u fiirsato oo dhuuxdo warkan, waxa ka khuseeya Somaliland, maxaa kuu soo baxaya?

Guul iyo Gobanimo,

Mr. Halgame,
May God bless the people and the State of Somaliland. Amiin

Name : Mohamed
Subject : Re :booliska burco oo qabtay dollor xaddi badan oo faalso ah.
Date : 2008-08-19
waxaa ka soo baxayaa dawlad aynu saaxiibnahay oo ay u fududahay in ay Berbera sii mariso ciidankeeda marka ay dalkeeda dib ugu laabanayso.
Laakin warkaasi mid wax ka jiraan maaha. ee hubso inta aanad faafin.
warkanse maxaad isaga u keeniwayday mise ololahaaga dacaayadeed waxba ka tarimaayo

http://www.presstv.com/Detail.aspx?id=65213§ionid=351020501

oo ah DFK oo hubnaysa Puglan.

[ Reply ]



Name : AJ
Subject : Re : booliska burco oo qabtay dollor xaddi badan oo faalso ah.
Date : 2008-08-19
PUGLAND WAXAY NOQOTAY "MAXWARAL SHARKA" GEESKA AFRIKA
MARKA WAXA LA GUDBOON XUKUMADDA JSL IYO SHACBIGI JSL IN AY SI WEYN U FEEJIGNAADAAN WAAYO WAXAYNU XUDUUD LA LEENAY DAD IYO
MAAMULKA MAJEERTEENIA OO BAHLOOBAY OO AAN WAXBA U TUDHANEEN WANA BULSHO MAAFIYA KU NOOL.

MIDA KALE KAN MAANTA LACAGTA LA GU QABTAY WAA IN CADAAB
MADAXA LOO SAARAA SI AY CASHAR LAMA ILAABAAN AH UGU NOQOTO
KUWA SOO HIIGSANAAYA DHULKEENNA.

Name : maty
Subject : Re :booliska burco oo qabtay dollor xaddi badan oo faalso ah.
Date : 2008-08-19
those puntlander are not civilized
Name : maty
Subject : Re :booliska burco oo qabtay dollor xaddi badan oo faalso ah.
Date : 2008-08-19
those puntlander are not civilized

[ Reply ]



Name : Doorane
Subject : Re : booliska burco oo qabtay dollor xaddi badan oo faalso ah.
Date : 2008-08-19
Anigu, xisbigayga iyo inta iga tala qaadataa halgan horaan u soo marnay qadhaadhkiisana waan naqaana . Al-shabaab tolnimo ayey nagu soo gashay. Tooba ayaa Allah Tooba….” Axmed Siilaanyooo ka mid ahaa masuuliyiintii kala duwanaa ee ka hadlay xafladii qalin jabinta ardayda Jaamacadda Hargeysa.

Name : Mr. Halgame
Subject : Re :booliska burco oo qabtay dollor xaddi badan oo faalso ah.
Date : 2008-08-19
RIYAALE: KING RAT OF SOMALILAND:

Dahir Riyaale Kaahin, Boqorka Jiirka Somaliland ahna Hogaamiya Xisbiga talada haya ee UDUB, waxa keliya ee uu ku wanaagsan yahay, waa xaalad abuurka, wareegto ayaan soo saarey oo hebel baan xilkii ka qaaday iyo hebel baan xilkii u magacaabay, bootada ah aniga waa la I soo doortay iyo aniga…aniga…aniga sida aniga ayaa riiga keenay, iyo boobka hantida ummada iyo dalka oo keliya.

Intaas keliya weeye inta uu ku takhasuusay, wax kalena, ma yaqaan waayo waa ka xitaa Riig xun caruurtii haraadanayd ku leynaya.

Waxa se, ka liita kuwa wax mooday ee soo doortay ee weliba kabo qaadka u ah kuwaasoo mijin jaad oo ureysa oo quudheed oo gebigeeduba joogta hal doolar loo soo tuuro sida lafta eyga loogu soo tuuroo laguna amro inay SNM, Mujaahidiintii dalka xoreysay, Xisbiga KULMIYE, Mas’uulinta kale ee ummada iyo dalka miisanka iyo maqaamka ku leh, beelaha qaar iyo degaanadoodaba, ay halkan iyo goobo kaleba si shaqsi ahaaneed iyo wadar ahaaneedba uga soo jeediyaan aflagaado joogto ah oo badheedh ah oo gunnimo ah.

Bal, han yaraantooda eeg! Bal, eeg waxa ay ku if iyo aakhiro seegayaan intuu le’eg yahay?

Guul iyo Gobanimo,

Mr. Halgame,
May God bless the people and the State of Somaliland. Amiin

[ Reply ]



Name : Somalilander-Qurbajoog Ah
Subject : Re : booliska burco oo qabtay dollor xaddi badan oo faalso ah.
Date : 2008-08-19
http://washaqe.com/index.php?option=com_content&task=view&id=89&Itemid=1

C/llaahi Yusuf oo hubaynaya Puntland si ay u jiirto Somaliland

Wednesday, 30 July 2008

Sida uu tabiyey telefishinka afka dheer (press tv) ee laga leeyahay dalka IRAN, dawladda C/llahi Yusuf waxay hubaynaysaa xukun goboleedka Puntland oo ah halka uu kasoo jeedo madaxweynuhu.

Kornaylka oo booqday deegaankaas dharaar dhaweyt, ayaa intuu joogay waxaa dekedda Boosaaso kusoo xirtay illa iyo sagaal doomood oo sida hubka noocyadiisa kala duwan. Doomahaasi ayaa la leeyahay waxay ka kala yimaadeen Yemen iyo waddamo ka tirsan Yurubta bari.

Ciidan dhiska Puntland ayaa waxaa la tuhunsanyahay inuu ku abbaaranyahay dawladda Somaliland oo ay isku hayaan gacan kuhaynta deegaano ay ka mid tahay Laas-Caanood.

Madaxweyne C/llahi Yusuf ayaa aaminsan in halkaas ay deggenyihiin dad ay isku Isir yihiin, halka hoggaamiyaha siyaasadda ee deegaanka Laas-caanood mudane Xaabsade uu aaminsanyahay in isir sheegashadaas ay tahay wax ay horay xuquuqdoodii ay ku duudsiyeen reer Puntland, oo ay hadda dib ugu laabteen dhulkii Ingiriisku gumaysan jiray oo imminka loo yaqaan Somaliland.

Waxaayse su’aashu tahay, hadduu C/llahi yusuf Isirriyada iyo qabyaaladda sidaas ku yahay waxa geeyey Muqdisha oo aysan deggenayn dad la beel ah? Mase la oran karaa dhalyo wadaag la’aanta isaga iyo reer Muqdisha waa wuxuu ugu soo horkacay ciidamo Itoobiyaan ah iyo ciidamo reer Puntland ah oo illaa iyo haatan ka wada Xamar Xasuuqii Ruwaanda mid la mid ah.

By: Geelle

Washaqe.com


[ Reply ]



Name : Big Poppa
Subject : Re : booliska burco oo qabtay dollor xaddi badan oo faalso ah.
Date : 2008-08-19
This is another propoganda from the Isaaqland machine. The noble people of Puntland had nothing to do with this. So where is this guy from? Galcakayo is divided and the northern part is Puntland. Maybe since the Irir got together you inherited some of the difficult business conditions of Mogadishu. Isaaqland is about to disintegrate into sub-mini states. Case in point Habar Jeclo will declare a regional government that directly reports to Mogadishu.


[ Reply ]



Name : Big Poppa
Subject : Re : booliska burco oo qabtay dollor xaddi badan oo faalso ah.
Date : 2008-08-19
http://www.laasqoray.net/view_article.php?articleid=3879


[ Reply ]


Pages : [ booliska burco oo qabtay dollor xaddi badan oo faalso ah. 1 ]