Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Madaxweynaha JSL Iyo Gudoomiyayaasha Xisbiyada Qaran Oo Hal Goob Iska Diwaangali       Obama announces his security team, with Clinton as secretary of state.       Mj. Axmed Siilaanyo Oo JSL Ugu Baaqay In Ay Argagixisada Kaga Arrgutaan Diiwaang       Gobolka Maroodi-Jeex Oo Saaka Si Rasmi Ah Loogu Dareeray Diiwaangelinta Codbixiy       Somali pirates to free Yemen cargo ship       Markabkii Yemen Oo Aan La Sii Dayn. Qaxoontiga Somalida/Yemen Iyo Mudahaaraad.       Madaxweynaha JSL Oo Ku Qabtay Shir-Jaraa'id Xarunta Madaxtooyada.       Argagixisadii 29/10 Waxay Xasuusisay JSL Duqayntii Hargeysa 1988kii. Qyb. 2aad.       Faallo mal leh...No Comment... Keine Kommentar... No Coment...Biduun tacliiq...P      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M

Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
N
Nugaal
O

Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
Radiohargeysa
RadioSomaliland
Ra''yi press
radiohargeysalive
radiohargeysa24
radiohargeysa
Realpuntlander
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supperhero. Sir Omar Al-Hagi


Heesaha Hirgalay

Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.

somaliland american council (sac)

somaliland american council (sac)

News


 


Interview with Mr. Mohamed Ismail Kabawayne, Chairman of National Election Commission for Somaliland Republic.


Guji Mareegtan in aad ka bogato warka kulanka lala yeeshay Guddoomiyaha Kommisonka Doorashooyinka JSL, Md. Maxamed Ismaaciil - Kaboweyne.

enter clipart
http://www.somalilandamerican.com/index.html


Posted by: Safka-hore.com

Posted on Monday, August 18 @ 10:17:09 DAVT by admin



somaliland american council (sac) - somaliland american council (sac)
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : shariifibnshariif
Subject : Re : somaliland american council (sac)
Date : 2008-08-20
Marka hore waxaan doonaya in salaan aan gaarsiiyo dhamaan shacabka Somaliland,yar iyo weeynba,waxaana leeyahay illaah ha idin siiyo nabad waarta,waxaase xusid mudan in aanu nabada macneheeda aqoon qofkaan colaad iyo geeri arag,sida aanu u aqoon qofka aan gaajada arag wexeey dhibaato leedahay.
Hadii aan intaas ka gudbo,anigu waxaan ahayin reer muqdisho ah,waxaana aad uga xumaada marka la soo hadal qaado Soomaliland goitaankeeda,iyo shu uunteeda,waayo waxaan ahay qof sal iyo baar ula socda Somaliland waxa ku dhacay,iyo waxa kelifay in ay ku dhawaaqdo gooni isu taageeda.
Waxaan ahay somali wadani ah,anigoon ka been shegeeyn nafteeyda,waxaana ifka u jecelahay Somali weeyn,laakiin cidii ogsooneeyd wixii Somaliland lagu sameeyay,waxaa ku adag in ay afka soo mariso wax lid ku ah goitaankeeda.
Waxaan qiraya in aanay jirin gobal ama qolo aan xasuuq loo geeysan,
Balse tan Somaliland wexeey uga duwaneeyd iyadoo si bareer ah loo demeray,laguna duqeeyay diyaaradii loogu tala galay in dalka lagu difaaco,caqliga saliimka ah aya oranaya cadawgu ma wuxuu ahaa Somaliland?
Hadii aan taa ka gudbo waxaan jeclaan lahaa in aan Somaliland xasuusiyo hal sheey oo yara ka qaldan iyagoo iga raali ah.
1-Axsaabta ay ku sheegaan ama ugu magac daraan mucaaradka,aad baan uga xumaada marka dhegeheeygu maqlaan,waayo mucaarad waxaa lagu sheegi kara kuwa ujeedada iyo ka jeedada aan leheeyn ee xasuuqa iyo burburinta ka wada muqdisho iyo meela u dhow dhow,diidayna doowlad kasta oo loo soo dhoodhoobo,waloow tan hadda ee gacan ku rimiska ah ay tahay wax la diido,waayo waa tii ugu taariikh xumeeyd magac doowladeed oo dheguhu maqlaan,laakiin waxaa jiray kuwa la maqli karay oo ay diideen shacabka mucaaradku hogaamiyo,macnaha mucaaradkana aan fahmin.
Hadeba hadii aan u laabto tii Somaliland aan ku biirin lahaa waxaa weeye-keliya in aan loogu yeerin axsaabta mucaarad ka ah,ee loogu yeero axsaabta toosinta qaranka,hadii aanay iyagu indhaha ku heeyn,akhristoow iga rumeeyso wax badan aya idinka qaldami lahaa sida muqdisho ku dhacday oo aan leheeyn cid dusha ka eegta,tustana doowladii timaad ba qaladaadkeeda,hadii taasi jiri leheedna ,wadanka lama iibsheen,waloow la wada iibsanyahay ,waxba waxbeey dhaamaane,
maah maahbaa eheed(Illaahoow na dil,laakiin hana duleeyn)
Waxaan leeyahay cidii waxyaabaha aan soo xusay dhibsaneeysa,waa ila soo xariiri karta,waxaan haya dhacdooyinka aan ka sheekeeynayo brufkoodi,cidii kaleeyn u qaado wax isugu jira taariikh guud,iyo dhacdooyin run ah oo la soo xusay.
shariif ibn shariif


[ Reply ]


Pages : [ somaliland american council (sac) 1 ]