Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Wasiirka Waxbarashada JSL Oo Ka Waramay Hor-u-marka Wasaaraddiisu Gaadhay 2008.       Maxaad Kala Socotaa Pulhanka Pugland?!       ILAAHAY KAMA DHIGO E HADDII MAAMUL KALE YIMAADO DIB UDHAC BAY KU TAHAY S/LAND       Laba ( 2) Sarkaal Oo Si Gaadmo Ah Lagu Dilay Degmada Widhwidh/JSL.       Madaxweyne-ku-xigeenka JSL Oo Ku Baaqay In La Soo Wada Fuulo Tareenka JSL.       Ethiopia begins withdrawal from Somalia       Bush Says \'One-Way Cease-Fire\' in Gaza Will Not Work       A Self-reliant Nation without International Recognition       Maalin Taariikhi Ah : Diiwaangelinta Codbixiyaasha G/Sool JSL.      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M

Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
N
Nugaal
O

Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
Radiohargeysa
RadioSomaliland
Ra''yi press
radiohargeysalive
radiohargeysa24
radiohargeysa
Realpuntlander
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supperhero. Sir Omar Al-Hagi


Heesaha Hirgalay

Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.

Tahniyad Aroos Wacan. Articles
Dhamaan dadkan hoos ku Qoran waxay Hanbalayo iyo Bogaadin u dirayaan Arooska Cali Cumar Axmed Cige & Rooda Xuseen Xirsi Oo Arooskoodu ka dhacay magaalada Hargeysa, maalintey Tariikhdu ahayd 05/01/2009
Posted by admin on Monday, January 05 @ 16:22:08 EST (4 reads)

(Read More... | Print | 2183 bytes more | comments?)

Wasiirka Waxbarashada JSL Oo Ka Waramay Hor-u-marka Wasaaraddiisu Gaadhay 2008. News
Wasiirka oo maanta u waramay Saxaafadda Maxaliga ah waxa uu ka xog waramay waxyaabihii u qabsoomay wasaaradiisa,. Waxaanu sheegay in wasaaraddu ku dadaashay hirgelinta waxbarashada iyadoo geed dheer iyo mid gaabanba u fuushay sidii ay u kobcin lahayd heerarka tacliinta ee wadanka, kuna dadaalshay hirgelinta qorshayaasha u yaalla sidii looga midho dhalin lahaa.
Posted by admin on Monday, January 05 @ 15:34:27 EST (9 reads)

(Read More... | Print | 1820 bytes more | 1 comment)

Erayo AfSomali Ah Oo Loo Isticmaalo Si Ka Duwan Macnahooda. Qbt.1aad. Articles
Af-Somaligu wuxuu ka mid yahay Afafkaas faraha badan ee ka jira dunida. Waxaana lagaga hadlaa wadamada JSL, Somaliya, J. Jabuuti, Kenya iyo Itoobiya. Mana jirto cid garaneysa xilligii uu bilaabmay ku hadalkiisu, lamana yaqaan tirada dadka ku  hadasha inta ay dhan tahay, laakiin arinta cid kastaaba ogtahay waa xilligii la qoray oo ahayd 1972kii. By; Mj. Mingiste.
Posted by admin on Monday, January 05 @ 14:52:37 EST (21 reads)

(Read More... | Print | 10161 bytes more | comments?)

Maxaad Kala Socotaa Pulhanka Pugland?! News
Gen- Cade Muuse ayaa la sheegay inuu Sacaadaha soo socda is casilayo. Taasi oo lagu Macneeyay ka dib Markii uu ogaaday rajada uu ka qabo, inuu ku soo baxo Hogaanka Maamul Goboleedka Pugtland,
Posted by admin on Monday, January 05 @ 13:03:47 EST (71 reads)

(Read More... | Print | 532 bytes more | 3 comments)

Maanso Gabay: Madax Iblays!? Opinion
Maansadan aan u bixiyay "Madax Iblays". Waxay ahayd anigoo jeclaystay inaan ummada u sheego wuxuu yahay "Madax Iblays" isla mar ahaantaasina ay iska dhaafaan, dabeeto waxa aan ogaaday marka aan u sheego in ay dadka qaar jeclaysan doonaan. Kuwaana markaan u sheegay xumaantiisa haday diidaan waxa aan leeyahay ka jecelow maantaba qaniin oo macaanso QAADKA! By: Mj. Xamse Riiraash.
Posted by admin on Monday, January 05 @ 12:46:49 EST (8 reads)

(Read More... | Print | 2979 bytes more | comments?)

NIN LAGU SEEXDOW HA SEEXAN!? Opinion
Ammaan darrada Magaaladda Hargeysa horaan wax uga qoray. Sidii maqaalkii ahaa, "Hargaysa oo noqotay bahalo galeen"! Dhaaxaan jalaadee dheg baan jalaq la ii siin. Weliba in badan baan si toos ah uga tala bixiyey. Kadib intii qaraxyaddi isbiimeynto ka dhaceen Hargeysa waxaan maqlayey tallaabooyin la qaaday sida; By: Mukhtar A  Ali
Posted by admin on Monday, January 05 @ 07:08:31 EST (16 reads)

(Read More... | Print | 2246 bytes more | comments?)

SIDEE BAAD NOLOSHAADA WAX UGA BEDELI KARTAA? Articles
Waxay arrintani inoo sharxaysaa Qaacidada, ama Halbeega loo yaqaan 10/90. Waad bedli kartaa Noloshaada ama ugu yaraan Asluubta Ficilka aad kala hor tagayso waxayaalaha agtaada ka dhacaya. Waa maxay Qaaciidada ama Halbeega loo yaqaan 10/90?! By; Mj. Xuseen Sulub
Posted by admin on Sunday, January 04 @ 16:11:12 EST (48 reads)

(Read More... | Print | 5295 bytes more | 1 comment)

War Saxaafadeedkii Oslo & Taariikhayntii Miisaanka Maansada. Opinion
Fadlan War-Saxaafadkan hoos ku qoran ee ku saabsan miisaanka maansada ha ila wadaageen akhristayasha Somalidu. Waad mahadsan tihiin. By; Bare Sare Abdillahi Deria Guled (Carraale),
Posted by admin on Sunday, January 04 @ 15:30:59 EST (39 reads)

(Read More... | Print | 5432 bytes more | comments?)

The support of the appeal to assist Hargiesa University: And fruitful suggestion Articles
This newly Elected administration can change smothing all the requirements of the university,If it,s wiether acadmic standard or enhancing the language capability of the student Inordere the student gian their required knowledge with out complications. By; Mohammed Rashid Abdulhi   
Posted by admin on Sunday, January 04 @ 15:18:46 EST (15 reads)

(Read More... | Print | 3961 bytes more | comments?)

ILAAHAY KAMA DHIGO E HADDII MAAMUL KALE YIMAADO DIB UDHAC BAY KU TAHAY S/LAND News
Sidaa darteed, waa wax Ilaahay loogu mahad-naqo, waanay inaga dhammaatay hawshii bariga Sool iyo Sanaag ee aanu Kharashkeeda bixinay, markii Deeq-bixiyayaashu yidhaahdeen labadaa meelood waxba ku bixin mayno. Markaa Imtixaan weeye, umaddaadii oo kugu soo noqotay oo Beentii loo sheegay fahmay, una diyaar ah inay is-diiwaangeliyaan oo ay Kaadhadhka qaataan.
Posted by admin on Sunday, January 04 @ 14:46:14 EST (97 reads)

(Read More... | Print | 10246 bytes more | comments?)

Somaliland: Voter Registration Will Be Completed. Articles
The Somaliland National Elections Commission has recently commenced the voter registration drive for the 2009 Presidential and local assemblies´ elections briefly postponed as the result of the October 29th terrorist attacks in Hargeisa. By. Mj. Ahmed Kheyre.
Posted by admin on Sunday, January 04 @ 07:58:26 EST (29 reads)

(Read More... | Print | 2404 bytes more | comments?)

Laba ( 2) Sarkaal Oo Si Gaadmo Ah Lagu Dilay Degmada Widhwidh/JSL. News
Alla Ha u naxariistee Taliye Guuto Shiine Galaal iyo Abaanduule Axmed Maxamed Yuusuf ( Ruush)  oo ka tirsan ciidanka Qaranka Somaliland  ayaa saaka barqadii  si gaadmo ah loogu dilay Degmada Widhwidh Gobolka Buuhoodle/JSL.
Posted by admin on Saturday, January 03 @ 15:17:53 EST (171 reads)

(Read More... | Print | 1973 bytes more | 10 comments)

Madaxweyne-ku-xigeenka JSL Oo Ku Baaqay In La Soo Wada Fuulo Tareenka JSL. News
"Mar haddii hayaankii ka bilaabmay G/Saaxil ee ka wareegay Galbeed uu maanta marayo Bari iyo Sanaag illaa Sool. Reer Sool waxaan leeyahay Tareenkii Somaliland fuushanayd idinkuna la soo Fuushe". Madaxweyne-ku-xigeenka JSL.
Posted by admin on Saturday, January 03 @ 07:11:05 EST (57 reads)

(Read More... | Print | 4340 bytes more | 2 comments)

Ethiopia begins withdrawal from Somalia News
Ethiopia has started pulling its troops out of Somalia, where they have been helping the Western-backed government fight an Islamist insurgency for the past two years, a senior official said on Friday.
Posted by admin on Saturday, January 03 @ 06:45:17 EST (15 reads)

(Read More... | Print | 965 bytes more | comments?)

Bush Says 'One-Way Cease-Fire' in Gaza Will Not Work News
US president speaks out for the first time on latest crisis in Middle East, using his weekly radio address to lay down conditions for a cease-fire in Gaza.
Posted by admin on Saturday, January 03 @ 06:11:19 EST (19 reads)

(Read More... | Print | 3741 bytes more | comments?)

A Self-reliant Nation without International Recognition News
Somaliland is self-reliant nation with working democratic institutions, independent judiciary system, police force, military, small navy, child care centers, primary schools, secondary schools and universities, including but not limited American universities, Ethiopian, and soon there is going to be South African, British and French universities.
Posted by admin on Friday, January 02 @ 18:07:46 EST (143 reads)

(Read More... | Print | 5092 bytes more | 8 comments)

Maalin Taariikhi Ah : Diiwaangelinta Codbixiyaasha G/Sool JSL. News
Maanta oo Jimce ah taariikhduna tahay 02/01/2009 waxaa si rasmi ah markii ugu horaysay uga bilaabmay Magaalada Laascaanood Diiwaangelinta Qaranka Somaliland oo aan horay uga dhcin iyadoo ay maanta tahay markii ugu horaysay lana odhan karo waa maalin tiaariikhi ah.
Posted by admin on Friday, January 02 @ 17:28:49 EST (58 reads)

(Read More... | Print | 2569 bytes more | 2 comments)

University of Hargeisa: Letter of Appeal Articles
The University of Hargeisa is the largest university in Somaliland. It has a total of over 3,000 full- and part-time students distributed in the faculties of law, medicine, business, information and computer technology, education, and Islamic Studies. In addition, it has the Institute for Peace and Conflict Resolution, the Institute of Research and Development, and the Department of Mass Communication now integrated in the Faculty of ICT. By: Mj. Abdirashed Ibrahim Abdirahman
Posted by admin on Friday, January 02 @ 16:45:46 EST (65 reads)

(Read More... | Print | 10594 bytes more | 1 comment)

NAFNA LAGUMA QAADO DENBIGA NAF KALE! Articles
Waxaan ka wada xunahay dadka habeenadii la soo dhafay lagu dilay magaalada Hargeisa, kuwaas oo sida la sheegay saddex ka mida ay u dhinteen Mindi ku dhacday. Qoysaskii ay ka baxeena waxaan la wadaageynaa tacsida iyo tiiraanyada; By: Mj. Ahmed Mohamed Musa
Posted by admin on Friday, January 02 @ 15:52:02 EST (18 reads)

(Read More... | Print | 3553 bytes more | comments?)

Lieutenant-Colonel Eric Wilson, who died on December 23 aged 96 News
Lieutenant-Colonel Eric Wilson, who died on December 23 aged 96, was awarded a Victoria Cross for his gallant defence against a large Italian force during the East African campaign in August 1940; the award was originally posthumous since Wilson was thought to have been killed in action.
Posted by admin on Friday, January 02 @ 15:37:06 EST (32 reads)

(Read More... | Print | 7752 bytes more | 3 comments)

Hambalyo Dhalasho Wiil. Articles
Anagoo kala ah dadkan hoosta ku xusan waxaanu halkan hambalyo u diraynaa Eng. NASIR MUSE IYO HIBO CUMAR DAAROOD oo uu wiil ugu dhashey Magaalada Oslo, 28/12/08,
Posted by admin on Friday, January 02 @ 15:20:03 EST (20 reads)

(Read More... | Print | 1145 bytes more | comments?)

Crew fights off Somali pirates with water jets News
Crewmen fired high pressure water jets Friday to fight off heavily armed Somali pirates trying to board a Greek oil tanker in the dangerous Gulf of Aden, officials said. It was the fourth pirate attack of the new year.
Posted by admin on Friday, January 02 @ 15:03:58 EST (23 reads)

(Read More... | Print | 3194 bytes more | comments?)

Cabdillaahi Yusuf: Shaly May Maanta Ahaato! News
Somalia: Madaxweynihii xilka ka degay Cabdullaahi Yuusuf Axmed ayey warar ku dhow dhow waxey sheegayaan in habeenimadii xalay uu shir kula qaatay magaalada Garoowe xubno ka tirsan madaxda maamulka Puntland, dhowr xubnood oo ka mid ah Issimada Puntland & tiro ka mid ah xildhibaanada cusub ee baarlamaanka Puntland.
Posted by admin on Thursday, January 01 @ 16:19:12 EST (104 reads)

(Read More... | Print | 3051 bytes more | 1 comment)

Taliyaha Booliska JSL Md. Saqadhi Oo sababeeyay Dilal Ka Dhacay Hargaysa. News
Caasimada JSL Hargeysa ayaa maalmihi u danbeeyey markii ugu horeysay waxa ka dhacay dilal isdaba jooga oo afar ( 4 ) qof oo sadex ka mid ah lagu dilay tooray, halka gabadh dhalinyaro ahna ay xabadi Madaxa kaga dhacday.
Posted by admin on Thursday, January 01 @ 15:59:28 EST (61 reads)

(Read More... | Print | 3308 bytes more | 4 comments)

Trida Rasmiga Ah Dadka Iska Diiwaangeliyay G/Sanaag Oo Gaadhay 210,000 Qof. News
Tirada dadka iska diiwaangeliyey Gobolka Sanaag oo hore komishanku u sheegay inay tahay 180 Kun oo qof waxaa uu sheegay Guddoomiyaha Diiwaangelinta gobolku in ay  gaadhayso tirada guud ee dadka iska diiwaangeliyey gobolka 210 kun oo qof,
Posted by admin on Thursday, January 01 @ 15:46:46 EST (52 reads)

(Read More... | Print | 1566 bytes more | comments?)

Somalilandedu.com Oo Noqotay Shabakadda Sannadka 2008. Opinion
Warsaxaafadeed: Hay'addaha Warbaahinta iyo qaybaha kale ee Saxaafadda Somaliland oo marba marka ka danbaysa ku tallaabsanaysa horumar iyo dimuqraadiyad aanay hore u lahayn ayaa wakhtiyada danbe guulo la taaban karo ka gaadhay baahinta iyo fidinta Barnaamijyadda la xidhiidha Isbedelada Horumarineed ee Arrimaha Bulshada.
Posted by admin on Thursday, January 01 @ 15:36:50 EST (29 reads)

(Read More... | Print | 8287 bytes more | comments?)

Guddomiyaha Ururka Ardayda JSL Yemen Oo Hambalyo U Diraaya Gudioomiyaha Cusub. News
Anigoo ku hadlaaya magaca Ururka Ardayda JSL ee Dalka Yemen waxaan Hanbalyo iyo bogaadin u dirayaa Gudoomiyaha cusub ee Dallada ay ku bahoobeen Uurrada dhallinyarada Somaliland ee SONYO. 
Posted by admin on Thursday, January 01 @ 15:08:47 EST (148 reads)

(Read More... | Print | 1263 bytes more | 2 comments)

Madaxweynaha JSL Md. Daahir Raayle Kaahin Iyo Dhambaalkiisa Sanadka Cusub 2009. News
Madaxweynaha Jumhuuriyadda Somaliland Md.  Daahir Rayaale Kaahin ayaa Caawa Dhambaal hambalyo ah u diray guud ahaan ummmada caalamka ku nool,  gaar ahaana shacbiga JSL munaasabadda dhalshada sanadka cusub  ee miilaadiga awgeed 2009.
Posted by admin on Wednesday, December 31 @ 16:15:26 EST (111 reads)

(Read More... | Print | 1037 bytes more | comments?)

Wasiirkii Mutaystay Horyaalnimada Hawlkarnimada JSL Oo Sheegay Maalgashiga Dawla News
Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Md. Mj. Cali Maxamed Warancade iyo wefti uu hogaaminayo oo hadda ku sugan Magaalada Berbera G/Saaxil ayaa maanta kormeer ku tegey Garoonka Diyaaradaha Magaalada Berbera iyo Marsada.
Posted by admin on Wednesday, December 31 @ 15:47:32 EST (65 reads)

(Read More... | Print | 1423 bytes more | 1 comment)

Hawlwadeenadii Diiwaangelinta Gobolka Sool Oo Galabta Ka Ambabaxay Burco. News
Komishanka doorashooyinka qaranka JSL ayaa sheegay in kooxihii diwaangelinta ee ka hawl gelayay gobolka Sool ay maanta ka ambabaxeen Magaalada Burco oo Komishanku ka dhigtay saldhig ku meel-gaadh ah inta diiwaangelintu ka socoto gobolka Sool.
Posted by admin on Wednesday, December 31 @ 15:34:40 EST (36 reads)

(Read More... | Print | 1610 bytes more | comments?)

Somaliland Embalem

Taariikhdii Madowbeed ee ay Soo Martay Ummadda JSL
MiG-21MF, Somalia Air Force
 




MiG-21MF
Somali Air Force
 www.qarannews.com
/index.php?option=com_
content&task=view&id
=1878&Itemid=62
 

Who's Online

There are currently, 31 Guest(s)

 

Articles

Articles
·Tahniyad Aroos Wacan.
· Erayo AfSomali Ah Oo ...
· SIDEE BAAD NOLOSHAAD ...
· The support of the a ...
· Somaliland: Voter Re ...
· University of Hargei ...
· NAFNA LAGUMA QAADO D ...
·Hambalyo Dhalasho Wiil.
· Cabdilaahi Yusuf: Si ...

[ More.. ]

Marxuum Abwaan Timacadde.
Marxuum Abwaan Qaasim
Asmaa Allaahi Al-xusnaa
                

         
 Wararka CaalamkaWararka Caalamka



Buugga Taariikh Nololeedkii Yusuf X. Adam oo la soo bandhiga


Buuggan oo ay qortay gabadh uu isagu dhalay ayaa wuxuu ka hadlayaa dhalashadii, hanaqaadkii, Waxbarashadii, waxqabadkii iyo halgankiisii. Waxana ku jira sawirro taariikhi ah iyo gabayo, heeso muujinaya dhinaca abwaanimada ee uu hiboda u lahaa Yusuf X. Adam.

Waxa kaloo uu buuggani muujinayaa taarrikhdii iyo halgankii ay dadka reer Somaliland u soo galeen xornimada aynu maanta haysanno. Waxana uu jiilka soo kacaya xusuusinayaa in aynu leenahay sooyaal taariikheed oo soo jireen ah.

Waxa dhacdooyinka noloshii Yusuf X. Adam ka gabyay abwaanno caan ah oo uu ka mid yahay Gaariye. wAxana habeenka bandhigga ka hadlay oo si mug leh uga warramay Abwaan Cali sugulle.

Abwaan Cali sugulle waxa uu markhaati fura inuu Yusuf X. Adam tiriyay hesta ay maanta Somaliya ku faanto ee la yidhaa Soomaaliyeey Toosoo, Toosoo isku Tiirsade eey. Heestan oo ay hore ui sheegteen Qaasim Hilowle, iyo Nin la yidhaa Cali Mire.

Haddaba iyadoo waxyaabaha ku jira buuggani aanay keliya ku koobnayan taarrikhda Yusuf X. Adam oo iftiiminaya dareenka iyo shakhsiyaadka u dhashay reer Somaliland siday uga qaybqaateen taariikhda Somalida deggan geeska Afrika oo had iyo jeer kacaankii Somaliya dabooli jiray, ayaa waxa kaluu tusaale u yahay in lagu dedaalo qorista taariikhda dadkeenna.

Qoraaga buugga Fawzia Yusuf X. Adam oo ah aqoonyahan siyaasi ah oo waayo arag ah ayaa waxa la filayaa inay noqoto mid ay tallabadeedan ku daydaan dadka kale ee Somalida ah ee danayanaya inay taarrikhda qoyskooda, dadkooda iyo dalkoodaba uruuriyaan.

Buuggan oo la filayo inuu noqdi mid dhaxalgal u ah taariikhda Somaliland ayaa Hadhwanaag ku boorrinyasaa in Wasaaradda Waxbarashada Somaliland u aqoonsato in uu ka mid noqdo duruusaha taarikhda dadka ee ubadka soo kacaya loo dhigo.

Buuggan meelaha laga helayo iyo sidoo loo helayaba, booqo shabakada loo sameeyey adoo halkan riixaya.
DIPLOMATIC EMBARGO ALIENATES SOMALILAND FROM WORLD






By: Abdirahman Ahmed Ali
Halkan Riix: http://www.safka-hore.com/news-3779.html
Duuliye Damiir Leh

www.somalilandpatriots.
com/news-5883-0