Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Wasiirka Waxbarashada JSL Oo Ka Waramay Hor-u-marka Wasaaraddiisu Gaadhay 2008.       Maxaad Kala Socotaa Pulhanka Pugland?!       ILAAHAY KAMA DHIGO E HADDII MAAMUL KALE YIMAADO DIB UDHAC BAY KU TAHAY S/LAND       Laba ( 2) Sarkaal Oo Si Gaadmo Ah Lagu Dilay Degmada Widhwidh/JSL.       Madaxweyne-ku-xigeenka JSL Oo Ku Baaqay In La Soo Wada Fuulo Tareenka JSL.       Ethiopia begins withdrawal from Somalia       Bush Says \'One-Way Cease-Fire\' in Gaza Will Not Work       A Self-reliant Nation without International Recognition       Maalin Taariikhi Ah : Diiwaangelinta Codbixiyaasha G/Sool JSL.      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M

Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
N
Nugaal
O

Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
Radiohargeysa
RadioSomaliland
Ra''yi press
radiohargeysalive
radiohargeysa24
radiohargeysa
Realpuntlander
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supperhero. Sir Omar Al-Hagi


Heesaha Hirgalay

Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.

Pages : [ 1 ] [ 2 ] [ 3 ]
Maanso Gabay: Madax Iblays!? Opinion
Maansadan aan u bixiyay "Madax Iblays". Waxay ahayd anigoo jeclaystay inaan ummada u sheego wuxuu yahay "Madax Iblays" isla mar ahaantaasina ay iska dhaafaan, dabeeto waxa aan ogaaday marka aan u sheego in ay dadka qaar jeclaysan doonaan. Kuwaana markaan u sheegay xumaantiisa haday diidaan waxa aan leeyahay ka jecelow maantaba qaniin oo macaanso QAADKA! By: Mj. Xamse Riiraash.
Posted by admin on Monday, January 05 @ 12:46:49 EST (8 reads)

(Read More... | 2979 bytes more | comments? | Score: 0)

NIN LAGU SEEXDOW HA SEEXAN!? Opinion
Ammaan darrada Magaaladda Hargeysa horaan wax uga qoray. Sidii maqaalkii ahaa, "Hargaysa oo noqotay bahalo galeen"! Dhaaxaan jalaadee dheg baan jalaq la ii siin. Weliba in badan baan si toos ah uga tala bixiyey. Kadib intii qaraxyaddi isbiimeynto ka dhaceen Hargeysa waxaan maqlayey tallaabooyin la qaaday sida; By: Mukhtar A  Ali
Posted by admin on Monday, January 05 @ 07:08:31 EST (16 reads)

(Read More... | 2246 bytes more | comments? | Score: 0)

War Saxaafadeedkii Oslo & Taariikhayntii Miisaanka Maansada. Opinion
Fadlan War-Saxaafadkan hoos ku qoran ee ku saabsan miisaanka maansada ha ila wadaageen akhristayasha Somalidu. Waad mahadsan tihiin. By; Bare Sare Abdillahi Deria Guled (Carraale),
Posted by admin on Sunday, January 04 @ 15:30:59 EST (39 reads)

(Read More... | 5432 bytes more | comments? | Score: 0)

Somalilandedu.com Oo Noqotay Shabakadda Sannadka 2008. Opinion
Warsaxaafadeed: Hay'addaha Warbaahinta iyo qaybaha kale ee Saxaafadda Somaliland oo marba marka ka danbaysa ku tallaabsanaysa horumar iyo dimuqraadiyad aanay hore u lahayn ayaa wakhtiyada danbe guulo la taaban karo ka gaadhay baahinta iyo fidinta Barnaamijyadda la xidhiidha Isbedelada Horumarineed ee Arrimaha Bulshada.
Posted by admin on Thursday, January 01 @ 15:36:50 EST (29 reads)

(Read More... | 8287 bytes more | comments? | Score: 0)

Ayyax Teg Eelna Reeb!? Opinion
Waxaa la sheegayaa in markii uu ku qaabilay Jinaday freziar Airport ka Nairobi in ay siisay 48 saacadood inuu kaga dego jagada uu hayo, laakiin uu shardi ku xidhay in la daad gureeyo dadkiisii uu ka keenay Bugland. By; Mj. Axmed Geeljire.
Posted by admin on Wednesday, December 31 @ 14:40:12 EST (48 reads)

(Read More... | 9023 bytes more | 3 comments | Score: 0)

No body owns no body, but every one is the brother of the other Opinion
It will be the interest of every state in the area (Somalia, Ethiopa, Djibouti, Somaliland, Kenya), and even beyond to let the countries in the region not to vulgarize each other but to work together. By; Mj. Ibrahim Mead.
Posted by admin on Monday, December 29 @ 08:37:27 EST (51 reads)

(Read More... | 10207 bytes more | comments? | Score: 0)

Cabdullahi Yusuf Waa Tegay Ee Maxaa Xiga?! Opinion
Sida la sheegay Cabdullahi Yusuf  wuxuu iscasilayaa todoobaadka, haddaba Cabdullahi waa tegayaa, balse waxaa jirta su'aalo fara badan oo aan weli wax  jawaab ah loo haynin, waxaana ka mid ah:-
Posted by admin on Thursday, December 25 @ 22:55:26 EST (128 reads)

(Read More... | 6862 bytes more | 13 comments | Score: 0)

Ninkii La Wato Ayuun Baa Somaliya Xukumi Doonaa!! Opinion
Sida aad la wada socotaan waxaa muran siyaasadeed oo xoogani ka dhex aloosan yahay kooxda Imbagatti, hadaba waxaan  bilihii ugu dambeeyey si toos ah indhaha ugu hayey xaalaada cakiran ee ka dhex taaagan  kooxda Imbagatti.
Posted by admin on Thursday, December 18 @ 23:43:24 EST (35 reads)

(Read More... | 8116 bytes more | comments? | Score: 0)

Waynu Wada Ogsoonahay In Md. Rayaale Rashaxan Yahay Oo Ay Dadka Iyo Dalkuba Doon Opinion
Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin waxa uu kalsooni weyn uu ku qabaa naftiisa iyo ta shacabkiisa iyo ta xisbigiisa UDUB. Kkuwaasi oo markii horeba soo doortay isla markaasna madaxweynaha siinaysa kalsooni buuxda.
Posted by admin on Thursday, December 18 @ 23:35:27 EST (34 reads)

(Read More... | 8869 bytes more | 1 comment | Score: 0)

Waa Kumah Ninka Loo Magacaabay Mas'uulka UDUB/USA?! Opinion
Salaan kadib fadlan dadka ka joojiya CV-ga beenta ah ee uu sheegtay ninka loo magacaabay mas'uulka UDUB ee wadanka USA, Yusuf Budle ee lagu daabacay Gabiley.net 10/12/2008.
Posted by admin on Monday, December 15 @ 22:34:17 EST (111 reads)

(Read More... | 6956 bytes more | 1 comment | Score: 0)

Wan-weyn Illa La Gowraco Indhihiiso Cirka Ma Arkaan!? Opinion
Haddi ayno yara jaleecno Riwaayadda ka socota koonfurta Somalia, waa Riwaayadi dhamaadka 2008ka, isla markaana ah dhamaadkii Cabdillahi Yuusuf. "Geelow soco soco. Waxa lagu yaaba markaad ciin daaqdo"! By; Mukhtar A Ali
Posted by admin on Monday, December 15 @ 01:06:36 EST (87 reads)

(Read More... | 3153 bytes more | 1 comment | Score: 0)

Xaaji Saleem: JSL Diyaar Uma Aha In Ay Afar Siyaasi Mar Saddexaad Qaxiyaan!? Opinion
Xaaji Saleem Cali Ducaale oo xubin ka ah Golaha Guurtida, kana soo jeeda Gobolka Oodwayne, ayaa ka dhawaajiyay inaan distoorka qaranka loo bedeli karin dano gaar ah iyo damac siyaasadeed. Xaaji Saleem oo si wayn looga tixgeliyo Gacanka Carabta.... By: Ali Jama
Posted by admin on Monday, December 15 @ 00:31:47 EST (55 reads)

(Read More... | 3364 bytes more | comments? | Score: 0)

Dr. Gaboose Waxa Uu Inoo Matelayaa Riwaayadii Oday Cunaayee Ee Aheyd "Hadda Opinion
MAR I DAGI, ALLE HA DAGO. LABA GOOR I DAGANA, ANAA IS DAGAY. SHEEGADIINU WAXEY I XUSUUSISAY ODAY CUNAYEE Iyo Riwaayadiisi!. MAANTA WAXAD LA SHIR TIMAADEEN KULMIYOW HADDANA WEYKAN!?
Posted by admin on Sunday, December 14 @ 00:01:04 EST (109 reads)

(Read More... | 11089 bytes more | 3 comments | Score: 0)

Tallo Ku Socota Beel-waynta Hawiye Iyo Somalia. Opinion
Somalia: Tan iyo markii ay USC ka saartay Siyad Baree Somalia , dadka Somalia gaar ahaan Beel-waynta Hawiye iyo Dadwaynaha Banaadir. Waxa ay filanayeen in ay gaadhi donaan nolo fiican. By; Mohamoud Samatar.
Posted by admin on Friday, December 12 @ 22:10:23 EST (183 reads)

(Read More... | 5774 bytes more | 1 comment | Score: 0)

MAXAY KULMIYE IYO QARAN ISKU KORDHINAYAAN?. Opinion
Sida Dunida caanka ka ah marka laba Urur siyaasadeed isku biirayaan ama wax wada gelayaan, waxa lagama maarmaan ah inay isku Ujeeddo yihiin, aragtidooduna midaysmi karto. Haddaba labadan Urur ee kor ku xusan waxa mideeya oo qudha....
By: Ibrahim Duale Suleiman.
Posted by editor on Friday, December 12 @ 01:25:52 EST (183 reads)

(Read More... | 3476 bytes more | 8 comments | Score: 0)

Guul Wayn Oo Uu Shacbiga JSL Gaadhay, Balse Dadku Aanu Illaa Iminka Dareemayn. Opinion
Waxaa ammaan iyo sharaf mudan Shacbiga JSL ee sida habsamida leh u gudanaaya isdiiwaangalinta ka socota dhaman dalka gudihiisa. Waxaa runtii anigu aan aad ugu bogay hab-socdka wanaagsan ee bulshada Somaliland ay aad ugu dadaalayaan in ay gutaan waajibkooda wadaniga ah iyaga oo garbaha is haysta, wax dhibaato ahna aan laga soo sheegin. By: Mj. Saciid Cabdi dheen.
Posted by admin on Friday, December 12 @ 00:07:49 EST (86 reads)

(Read More... | 4146 bytes more | 4 comments | Score: 0)

CAAWIMADA HAYADA "WFP" MA WAX TARBAA MISE WAA WAX YEELO?! Opinion
Hadii Abaari Dhacdo Oo Jiilaalku Dheeraado, Qaylo Dhaan Abaareedna La Soo Sheego Caawimadoodu Ma Aha Mid La Helo Oo Loo Aayo Lagana Faa'Iidaysto Xiligii Ay Ku Haboonayd. Waxaana Xeedho Iyo Fandhaal Kala Dhacaan Inta Ay Leeyihiin Caawimadii Waanu Soo Wadnaa! By: Mj. Jamac Cabdillahi suleyman.
Posted by admin on Wednesday, December 10 @ 23:47:32 EST (26 reads)

(Read More... | 6098 bytes more | comments? | Score: 0)

M/Weyne Rayaale. Maxaad Ku Quudhsatay Mj. Maxamed Baaruud? Opinion
Hab-socodka dimuqraadiyadda JSL u guclaynayso muwaadinka ugu horeeya ee laga filayo inuu ku dhaqmo si loogu daydo waa Mudane M/Weyne Daahir Rayaale. Sidoo kale waa muwaadinka ay qasab ku tahay inuu tusaale shacabka u noqdo hir gelinta ku dhaqanka distoorka dalka u yaal. By: Mj. Hussein Badmah.
Posted by editor on Wednesday, December 10 @ 01:48:00 EST (88 reads)

(Read More... | 3375 bytes more | 6 comments | Score: 0)

Hambalyo; TV-ga Qaranka Iyo Warfaafinta JSL. Hambalyo 2aad Shabakadda Safka-hore Opinion
Marka hore salaan. Waxaan salaamayaa shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta J. Somaliland dhamaantood. Gaar ahaan shaqaala Radio Hargiasa iyo TV-ga Qaranka. Dhamaantiin Ciidwanaagsan. By; Mj. Marwo Sahra Mohamed Dahir.
Posted by admin on Wednesday, December 10 @ 01:30:27 EST (144 reads)

(Read More... | 5336 bytes more | 3 comments | Score: 0)

Jaaliyadda JSL Ee Dalka Imaaraadka Carabta UAE Oo Lagu Hayo Cadaadis Paaspoor. Opinion
Dadkii U Dhashay Jumhuuriyadda Somaliland Ee Joogay Dalka UAE Oo Lagu Qasbayo In Ay Qaataan Baasaboorka Dhiigyacab Pugland/Somalia ( Ina Yey ), Hadii Kale Aan Laga Bixikarin Dalka UAE. Maxaa Uga Qorsheysan Xukuumadda Somalilan Arrintaas Iyada Ah.? By; Rashiid/USA.
Posted by admin on Wednesday, December 10 @ 00:52:32 EST (109 reads)

(Read More... | 5894 bytes more | 1 comment | Score: 0)

CIMRIGAY INTUU JIRAY CARRO EDEG INTAA MARAY WELLI CAYNKAN KUMA ARRAG!? Opinion
1. Cuqubada Ilaahay iyo cudur aan la garanayn caadillow u soo keen waa caasi kuwani eh. 2. Caaqil iyo carruur iyo cawo dhalad ma eegaan cidna uma daneeyaan. 3. Cibaadada wanaagiyo camalada Illaahay ayey ceeb u jiidaan cudurkani ma guuraan. By; Mj. Abdirahman I Bouh
Posted by admin on Tuesday, December 09 @ 01:52:53 EST (68 reads)

(Read More... | 4985 bytes more | comments? | Score: 0)

Go'aanka JSL Gacan Fuley Ma Gaagixin Karto!? Opinion
"Wuu riddoobay miyaan laga ilbaxayn"!  JSL oo Marka iyo Madiina eedaanka laga ogalayn ayaa Saylac laga eedaamay ee maxaa taariikhda Islaamka loogu xusi waayay? Waxaa lumiyay wadaad, wadaadkii ka horeeyay masaxay, mid cusubna dagta ku sita sida: By: Mj. Mawliid A. Jibriil
Posted by admin on Saturday, December 06 @ 23:30:18 EST (38 reads)

(Read More... | 15268 bytes more | comments? | Score: 0)

Raadiyo Hargaysa ma Ictiraafkuu isna ku xidhan yahay?! Opinion
Yaabka yaabkiiye. Idaacadaas yarina ma Ictiraafkay ku xidhan tahay? Sanad kasta lacag baa loo qoondeeyaa la leeyahay waa kharashkii lagu soo iibin lahaa Idaacad, dadkana waxa lagu sabaa waxa la keenayaa mid wayn oo dalka wada gaadha. Mj. Cali Cumar Xasan.
Posted by admin on Friday, December 05 @ 22:34:29 EST (60 reads)

(Read More... | 5226 bytes more | 1 comment | Score: 0)

WARKA WASIIRKA DAAKHILGA JSL WAA YACYACOOD! Opinion
In kasta oo in badan ay dadka dhegtu taagnayd oo qof waliba sugayay maalinta si
rasmi ah loo shaacin doono ciddii a ka dambeysay falalkii argagixisadu ka fulisay
goobihii muhiimka ahaa ee ka tirsana caasimadda haddana.... 
By. Axmed Ismaciil
Posted by admin on Thursday, December 04 @ 15:06:50 EST (47 reads)

(Read More... | 4254 bytes more | comments? | Score: 0)

Maxaa naloo Qarxiyey? Opinion
Hargeysa waxay ka mid tahay magaalooyinka ugu amaansan qaarada afrika. Waa Caasimada JSL. Waxaa ku soo qaxay dad aad u fara badan oo shicib ah oo u badan caruur iyo dumar aad u tamar darin. Haddaba waa su'aale maxaa loo qarxiyey Hargeysa?! By: Mj. Mingeste
Posted by admin on Thursday, December 04 @ 01:12:11 EST (50 reads)

(Read More... | 7402 bytes more | 1 comment | Score: 0)

Reenkaygu Ma Riyadayda Oo Rumawdaa? Opinion
"Cirka nimankaa sahanka u diree, caadka ka hayaamay, Cadceediyo dayaxa dawladahan, caawa kala sheegtay, Caynkeennanay soo wada mareeniyo, caado liitahaye, Cilmigii ay ku gaadheen rag waa, ku cibro qaataaye, Candhadeeda nimankii karshee, cunay ku oosmeene, Darfi wuxuu ka muuqda shacbiga, caafimad qaba'e". By: Mj. Cabdiqaadir Dayib
Posted by admin on Thursday, December 04 @ 00:54:47 EST (30 reads)

(Read More... | 8256 bytes more | comments? | Score: 0)

WAXAA SHARAF IYO KARAAMO MUDAN ODAYAASHA SOMALIA KONFUREED.... Opinion
Hadii Caalamka, Africa iyo Somalida kelaba ay xaqiiqda u soo noqdaan oo ay JSL indha runa ku eegaan waxaa hubaal noqon doonta in markaa xal loo heli doono, xalinta khilaafka faraha lagaga gubtey ee ka aloosan Koonfurta Somalia. By Mj. Dool.
Posted by admin on Thursday, December 04 @ 00:10:57 EST (60 reads)

(Read More... | 4702 bytes more | comments? | Score: 0)

Xusuus: Hoggaamiyihii ugu Fiicnaa Somaliland, M.X.I.Cigaal Opinion
Waxaa la yidhaahdaa mararka qaarkood, "Nin maqan tebiddii waa Nin jooga dhalliishiis"! Waxana laga yaabaa haddii aynu xasuusanno Madaxweynihii hore ee JSL, Alle ha u naxariistee (AHN), mudane Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal, in ay dad badani moodaan in aynu saluugsannahay madaxdeenna maanta talada haya! By; Mj. Axmed Iid Aadan.
Posted by admin on Tuesday, December 02 @ 23:54:36 EST (117 reads)

(Read More... | 7856 bytes more | 5 comments | Score: 0)

Bulsho Dhan Oo Reer Somaliland Ah Oo La Iiskaba Illaaway! Opinion
Mar labaadka waxaan aad uga xumahay in mujtamac dhan JSL oo la ilaabo, kuwaas oo qaraxyadii dhacay aan liiska dadka dhintay lagu soo darin bulshadaas oo ah ta ugu badan ee had iyo jeer dhibaatooyinku soo gaadhaan!? By: Mj. Saciid Cabdi Dheen.
Posted by admin on Saturday, November 29 @ 01:05:14 EST (153 reads)

(Read More... | 3652 bytes more | 2 comments | Score: 0)

Hambalyo Ku Socota Wergayska Caanka Ah ee Jamhuuriya. Opinion
Sida aynu wada ognahay waxa todobiyo tobon guursatay wargayska caanka ah isla markaasina ah hooyada wergaysyada ee la yidhaahdo jamhuuriya. Sawirka By: Mj. Hamse Riraash
Posted by admin on Friday, November 28 @ 22:54:33 EST (56 reads)

(Read More... | 4398 bytes more | comments? | Score: 0)

Pages : [ 1 ] [ 2 ] [ 3 ]
Somaliland Embalem

Taariikhdii Madowbeed ee ay Soo Martay Ummadda JSL
MiG-21MF, Somalia Air Force
 




MiG-21MF
Somali Air Force
 www.qarannews.com
/index.php?option=com_
content&task=view&id
=1878&Itemid=62
 

Who's Online

There are currently, 28 Guest(s)

 

Articles

Articles
·Tahniyad Aroos Wacan.
· Erayo AfSomali Ah Oo ...
· SIDEE BAAD NOLOSHAAD ...
· The support of the a ...
· Somaliland: Voter Re ...
· University of Hargei ...
· NAFNA LAGUMA QAADO D ...
·Hambalyo Dhalasho Wiil.
· Cabdilaahi Yusuf: Si ...

[ More.. ]

Marxuum Abwaan Timacadde.
Marxuum Abwaan Qaasim
Asmaa Allaahi Al-xusnaa
                

         
 Wararka CaalamkaWararka Caalamka



Buugga Taariikh Nololeedkii Yusuf X. Adam oo la soo bandhiga


Buuggan oo ay qortay gabadh uu isagu dhalay ayaa wuxuu ka hadlayaa dhalashadii, hanaqaadkii, Waxbarashadii, waxqabadkii iyo halgankiisii. Waxana ku jira sawirro taariikhi ah iyo gabayo, heeso muujinaya dhinaca abwaanimada ee uu hiboda u lahaa Yusuf X. Adam.

Waxa kaloo uu buuggani muujinayaa taarrikhdii iyo halgankii ay dadka reer Somaliland u soo galeen xornimada aynu maanta haysanno. Waxana uu jiilka soo kacaya xusuusinayaa in aynu leenahay sooyaal taariikheed oo soo jireen ah.

Waxa dhacdooyinka noloshii Yusuf X. Adam ka gabyay abwaanno caan ah oo uu ka mid yahay Gaariye. wAxana habeenka bandhigga ka hadlay oo si mug leh uga warramay Abwaan Cali sugulle.

Abwaan Cali sugulle waxa uu markhaati fura inuu Yusuf X. Adam tiriyay hesta ay maanta Somaliya ku faanto ee la yidhaa Soomaaliyeey Toosoo, Toosoo isku Tiirsade eey. Heestan oo ay hore ui sheegteen Qaasim Hilowle, iyo Nin la yidhaa Cali Mire.

Haddaba iyadoo waxyaabaha ku jira buuggani aanay keliya ku koobnayan taarrikhda Yusuf X. Adam oo iftiiminaya dareenka iyo shakhsiyaadka u dhashay reer Somaliland siday uga qaybqaateen taariikhda Somalida deggan geeska Afrik